Ururka Dhaq-dhaqaaqa Daryeelka Xeebaha. Wuxuu u taagan yahay wacyi galinta iyo baraarujinta bulshada ee xaaladaha xaasaasiga ah ee soo wajaha deegaanka bad iyo beriba qaasatan badda kuwaasoo qatar ku keeni kara Naf iyo Maalba.
Our Visitors
Thursday, January 14, 2016
Khoori (Bay)
Waa gacan-biyood aan weynayn oo birri ku qoolaaban yahay. In kastoo Soomaaliya ay xeeb dheer leedahay, haddana khoorriyadu waa ku yar yihiin, waxaana ugu door roon Khooriga Xaafuun iyo Khooriga Buurgaabo, sida ka muuqata sawirada. Qore: Qabiir sare Abdi J Aw-Aden
No comments:
Post a Comment