Maxaabiistaas oo mudo dheer ku xiran halkaas ayaa gacabanaya daruufo adag oo halkaas ku heysta.
Sikastaba ah ahaatee wali ma jirto cid isu xil qaantay wax ka qabashada iyo furdaaminta maxaabiistaas Soomaalida ah.
Hadaba Xarunta Dhaqdhaqaaqa Daryeelka Xeebaha Soomaliya (Ocean Care Movement Center), waxaa ay si naxariis leh uga codsaneysaa madaxda Soomaalida in ay ku baraaruga dayaca iyo dandarada kumaanka Soomaalida ah ku heysta dunida dacaladeeda, kuwaasoo ay ugu horeeyaan kuwo xabsiyada ku jira.
Hoos waxaa ku qoran magacyada maxaabiista Jaziirada Seychelles ku xiran.
1 | Cabdulqaadi Cali Axmed | Muqdisho |
2 | Cabdilaahi Siciid | Cadaado |
3 | Salaad Maxamed Diiriye | Wisil |
4 | Cabdilaahi Xuseen | Garoowe |
5 | Cali Maxamed Cali | Gaalkacyo |
6 | Maxamed Aways Siciid | Muqdisho |
7 | Daauud Cali Salaad | Muqdisho |
8 | Cabdilaahi Siciid Cigaal (Raanbow) | Muqdisho |
9 | Cumar Xaaji Cumar | Marka |
10 | Axmed Maxamed Ismaaciil | Kunturwarey |
11 | Cabdilaahi Xasan Xayle | Muqdisho |
12 | Cabdilaahi Maxamed Xuseen | Ceel-Dheer |
13 | Maxamed Axmed Daahir | Guri-ceel |
14 | Cabdiqaadir Xaashi Cawaale | Muqdisho |
15 | Bashiir Xasan Cali | Gaalkacyo |
16 | Cabdiqaadir Xasan Macalin | Sablaale |
17 | Axmed Cabdi Maalin | Dhuusa-mareeb |
18 | Cabdicasiis Cabdi Cali | Xarardheere |
19 | Axmed Abshir Weheliye | Muqdisho |
20 | Burhaan Maxamed Maxamuud | Muqdisho |
21 | Asad Axmed Cali | Muqdisho |
22 | Axmed Ibrahim Cabdi (Qoorgaab) | Muqdisho |
23 | Xasan Ibraahim Cismaan | Baraawe |
24 | Mowliid Axmed Abtidoon | Sablaale |
25 | Cabdishakuur Tahliil Xasan | Cadaado |
26 | Maxamed Cabdi Faarax | Jariiban |
27 | Saleebaan Cali Nuur | Kismaayo |
28 | Nuur Xasan Aadan (Buurgaab) | Garacad |
29 | Daahir Cabdilaahi Warsame | Gaalkacyo |
30 | Carays Maxamed Aadan Cismaan | Boosaaso |
31 | Cali Maxamed Aadan Muxumed | Baraawe |
32 | Axmed Khaliif Warsame | Muqdisho |
33 | Cabdi Cumar Maxamed | Kismaayo |
34 | Maxamed CAbdiqani Nuur | Marka |
35 | Shadoor Cali Faarax | Bacaadweyn |
36 | Maxamed Cabdi Cali | Baladweyn |
37 | Iina Mire Muuse | Garoowe |
38 | Siciid Cabdiqani Sh. Aadan | Warshubo |
39 | Cabdi Xasan Cali | Cabudwaaq |
40 | Axmed Cismaan Maxamed | Muqdisho |
No comments:
Post a Comment