Our Visitors

Flag Counter

Wednesday, February 12, 2014

HOOS U DHAC KU YIMID WAX SOO SAARKA KALUUMEYSATADA

Hoos u dhac xoog leh ayaa laga dareemayaa suuqyada lagu gado/iibiyo kaluunka/malaayga, taa soo keentay in uu sare u kaco qiimihii lakala siisan jiray kiilada  malaayga/kaluunka.

Kiilada malaayga/kaluunka ayaa ahaan jirtay inta u dhaxeeysa 50 ilaa 75 kun halka ay maanta ka mareeyso 120 kun.

Waxaan ka wareeystay qaar ka mid ah ganacsatada kaluunk/malaayga Suuqa Madiina waxaa ayna ii sheegeen in ay sababtu tahay dabeelo xoog badan oo bada ka dhaca sanad walba bilahan oo kale,
 Dabeeshaasoo loo yaqaan (Istaaqfuraloow).


No comments:

Post a Comment